Xukuumadda Soomaaliya oo ansixisay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2023

Golaha Wasiirada Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa kulan ay ku yeesheen Muqdisho oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre waxa ay ku meel...

Xukuumada Somaliland oo la hadashay beesha caalamka, mucaaradka iyo shacabka

Xukuumada Somaliland ayaa beesha caalamka u sheegtay in doorashooyinku ku dhacayaan wakhtigii guddida doorashooyinku dajisay, iyado xisbiyadana ugu baaqday in ay sharciga raacaan. Warsaxafadeed kasoo...

Ururada Siyaasada Somaliland oo ku dhawaaqay go’aamo ay gaadheen

Ururada cusub ee siyaasada Somaliland, ayaa ku dhawaaqay qodobo ay kamid tahay in anay aqbalayn, wada-hadalo kasta oo dhexmara madaxweynaha iyo mucaaradka oo anay...

Akhriso: Khubadda Madaxweyne Xasan Sheekh ee Furitaanka Kalfadhiga Labada Aqal ee Soomaaliya

GUDDOONKA LABADA AQAL EE BARLAMAANKA JFS XILDHIBAANADA BARLAMAANKA JFS MARTI SHARAFTA KALE MUDANEYAAL IYO MARWOOYIN, Waxaan dhammaantiin idinku salaamayaa salaanta Islaamka ASCWRWB: Isla markii aan xilka la wareegay waxaan...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray Caasimada Dowladda Koonfur Galbeed ee Baraawe. Socdaalka Madaxweynaha ee...

Dowladda Mareykanka oo 10 Milyan oo doolar dul dhigtay madaxda Al-shabaab

Dowladda Mareykanka ayaa kordhisay lacagta abaal-marinta ah ee ay ku bixineyo xog hoggaamin karta aqoonsiga iyo halka ay ku sugan yihiin madaxda sare ee...

Muslimiinta Mareykanka oo wacdaro ka dhigay doorashada Mareykanka

Doorashadii xilliga dhexe ee sanadkan ayaa noqotay mid taariikhi u ah Muslimiinta Maraykanka, iyadoo tiradii ugu badnayd ay ku guuleysteen kuraasta. warbixin ka soo baxday...

Dowladda Soomaaliya oo xirtay Sheekh lagu eedeeyey faafinta fikirka Khawaarijta

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Amniga ay soo xireen Mustafa Cali Caanood oo sida ay sheegtay faafinayey Fikirka Khawaarijta. Bayaan kasoo baxay...

Haweeney lagu tuhmayo qaraxii Istanbul oo la xiray

Turkey ayaa maanta ku eedeysay haweeney u dhalatay dalka Syria inay talaashay qaraxii lixda qof ku dilay magaalada Istanbul Axaddii, ayada oo ku eedeysay...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo badan geysay Galgaduud

Ugu yaraan 30 kamid ah gaadiidka dagaalka iyo ciidamo badan oo ay hoggaaminayaan masuuliyiin ka tirsan dowladda federalka Soomaaliya ayaa gaaray deegaanka Qaayib ee...